Call Agent

0615013981

Send Email

info@sipds.net

Sidee la iskaga diwaan galiyaa Websiteka Machadka (SIPD

Success Institute for professional & development studies (SIPDS) Waxaa ka go’an inuu bixiyo waxbarasho iyo tababar tayo sare leh, machadkeenu wuxuu u heellan yahay inuu ardayda ku qalabeeyo xirfadaha iyo aqoonta looga baahan yahay inay sare ugu qaadaan shaqadooda iyo noloshooda gaarka ah. Facebook: https://www.facebook.com/profile.php?id=61552217197877 WhatsApp. https://wa.me/message/T4DEET5WASPRN1

Success Institute for professional & development studies (SIPDS)

Machadka Success for Professional & Development Studies waa Machad hormuud ah khadka tooskana ah (ONLINE) oo laga aasaasay  magaalada  Muqdisho, Soomaaliya sanadkii 2021.

Waxaa ka go’an inuu bixiyo waxbarasho iyo tababar tayo sare leh, machadkeenu wuxuu u heellan yahay inuu ardayda ku qalabeeyo xirfadaha iyo aqoonta looga baahan yahay inay sare ugu qaadaan shaqadooda iyo noloshooda gaarka ah.

Fill Your Registration

    Transform Access To Education

    Halkan ka hel mashaarii hal-abuur ah oo aanan xadidney. Laga bilaabo Ardeyda jaamacadaha, naqshadeeyayaasha, Ilaa shaqaalaha Shirkahada iyo dowlada.

    Start learning from our experts and enhance your skills

    Sign up now for weekly news and updates